Asalamau calaykum Waraxmatulahi Wa Barakatahu
Walaalaha Musliminta waxaan idin soo gudbinaynaa
muxaadaro ka baxday qolka somali islamic dacwatu tawxiid center
oo u jeedin
Sheekh Maxamed Axmed Baali
Xafidahu Allah
Ciwaanka Kelimada
Muslimiinta GalGala & Ashahado La Dirirka Puntland
Soo Dajiso Kelimada Sheekha